Belajar Quran Online dengan Guru Asli Somalia
Guru Macalin Quran membantu siswa untuk membaca Al-Quran dengan benar sehingga mereka dapat terhubung dan jiwa mereka dapat bersukacita. Saat ini, komunitas guru kami yang berpengalaman terdiri dari 30 guru laki-laki dan perempuan Somalia dengan banyak siswa di seluruh dunia.
Kami Global: Guru kami berasal dari seluruh kota besar Somalia
Guru-guru kami berasal dari kota-kota besar Somalia di mana Guru Hafiz Quran terbaik berada. Kami hanya memilih yang terbaik untuk Anda dan anak-anak Anda. Anda juga memiliki opsi untuk memilih dari kota mana guru tersebut berasal. Kami akan segera menambahkan lebih banyak kota, Insya Allah.
Kursus kami juga melayani siswa dengan pengetahuan Tajwid yang minim dan mengalami kesulitan saat mengaji. Selain itu, kami menawarkan beberapa kursus Alquran lainnya seperti Tafsir. Para pionir platform ini memahami fakta bahwa komitmen harian dapat mewujudkannya
menghambat umat Islam untuk mempelajari Al-Quran. Inilah alasannya; kami menawarkan jadwal fleksibel yang dapat diperbaiki sesuai kebutuhan siswa.
Macalin Quran SIAP UNTUK ANDA KAPAN SAJA, DI MANA SAJA
Pelajari Quran & Studi Islam di rumah
Macalin Quran mengajarkan Anda kursus Quran, dan Studi Islam seperti Tarbiya, Aqiidah, Seerah, Hadits, Bahasa Arab dan Fiqh.Casharada aan dhigno waa Quraanka, duruusta Diiniga sida Tarbiyada, Caqiida, Siirada, Hadits, Fiqi iyo Luuqada Arabiga.
MULAI PERJALANAN QURAN ANDA HARI INI
Cara Menghafal Al Quran yang Unik dan Menarik
Macalin Quran menghubungkan umat Islam dengan Al-Quran. Manfaatkan guru Somalia kami yang akan membimbing Anda mempelajari Alquran dan Studi Islam.
Macalin Quran OO DIYAAR KUU AH MAR WALBA, WAQTI KASTA
Baro Quraanka iyo Diinta adoo gurigaaga jooga.
Macalin Quran waxaa loo sameeyey qoysaska Muslimiinta ee Qurbana ku nool yar iyo weynba si ay u helaan Macallimiin rag iyo dumar oo Soomaaali ah oo khibrad dheeraada u leh barida Quraanka Kariimka iyo culuumta Diinteena. Waa Macalin Somalia.
Macallimiin rag iyo dumarba oo diyaar kuu ah, aqoona u leh Quraanka iyo baridda culuumta kale ee diinteena, ka faa'iideyso fursadan qaaliga ah, Macalin Quran waa Macalin Somalia.
KA MID NOQO Macalin Quran
Casharada aan dhigno waa Quraanka iyo Duruusta Diiniga
Baro Quraanka Kariimka iyo Diinta adoo gurigaaga jooga. Macalin Quran waxaa loo sameeyey qoysaska Muslimiinta ee Qurbana ku nool yar iyo weynba si ay u helaan Macallimiin rag iyo dumar oo Soomaaliyeed oo khibrad dheeraada u leh barida Quraanka Kariimka iyo culuumta Diinteena.
QURAANKA KARIIMKA IYO DURUUSTA DIINIGA BARO WAQTI ADIGA KUU GAAR AH
Waxaan kuu heynaa Macalin ku hadlaya afkaaga hooyo, oo rag iyo dumarba iskugu jiraan
Noo sheeg heerkaaga aqoonta Quraanka, kadibna noo soo gudbi magacaaga si aad isu diiwaangaliso, una bixiso lacagta bil walba, Macallimiinteenana ay kuu bilaabaan casharada Quraanka iyo duruusta Diiniga.
Macalimiinta ka howl-gala Macalin Quran waxey joogaan magaalooyinka Soomaaliyeed ee kor ku xusan, iyo sidoo kale magaalooyinka Makkah iyo Madina. Guru kami berbicara bahasa internasional utama, dan fasih berbahasa Inggris, Arab, dan Somalia.
Waqti kasta
Online ku dhigo, ha kuu dhigaan Macallimiin Xaafidul Quran ah, adoo gurigaaga jooga, si heer sare ah oo tartiib iyo tajwiid leh, Macalimiinteena waxa ay ku hadlaan Afka Soomaaliga, English iyo Arabiga.
Selamat walba
Ardeyda bilowga ah, dhaxdhaxaad illaa heersare waanu u dhignaa Quraanka Kariimka iyo casharada Diinta, level kasta ku soo dhawaada. Qoyskii laba ardey iyo ka badan waxa ay helayaan qiima dhimis 20% ah.
Baca selengkapnya